Xildhibaanada Murusade oo diiday ka qeyb galka kulan uu Madaxweyne Xasan ku casuumay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bilaabay kulamo uu la qaadanayo qaar kamid ah xildhibaanada golaha shacabka , kulamadan ayuuna madaxweynaha taageero ugu raadinayaa xukuumada lasoo dhisayo. Xasan Sheekh ayaa xalay kulan gaar ah ku casuumay xildhibaanada laga soo doortay deegaanada Galmudug, waxaana kulankan aan soo xaadirin kana biyo diiday xildhibaanada kasoo jeeda beesha Murusade. … Continue reading Xildhibaanada Murusade oo diiday ka qeyb galka kulan uu Madaxweyne Xasan ku casuumay